AMIIRA QURUX(@Amiiraqurux7) 's Twitter Profileg
AMIIRA QURUX

@Amiiraqurux7

Don’t be stressed put your trust in Allah and you will be blessed 💕 انشاءالله

ID:1281056526292193280

calendar_today09-07-2020 02:44:30

190 Tweets

2,1K Followers

408 Following

AMIIRA QURUX(@Amiiraqurux7) 's Twitter Profile Photo

Maantay Sidu Haa Xaalkaaga?!🤔

-Aniga Waxaan Ogaaday Carabkeyga inaan Kutirin Karo ilkaheyga 👅🦷😂😂

account_circle
AMIIRA QURUX(@Amiiraqurux7) 's Twitter Profile Photo

Haweenka Uma Baahna Wax Badan Si ay U Cadeeyaan Dumarnimadooda💃🏻

Halka Nimanku Wax Badan Loogabaahanyahay Si ay u Cadeeyaan Raganimadooda😎

Waana Sababta Looyiri: Rag Waa Kii Go’aan Leh ✋🏼

account_circle
AMIIRA QURUX(@Amiiraqurux7) 's Twitter Profile Photo

Waxaan Jeclahay Wiil Kamid ah Friends keyga💔😌

Wiilkii isku Maleeya inaan Asiga Ulajeedo Luve Hasaaro Sawirkaan😊😊

Waxaan Jeclahay Wiil Kamid ah Friends keyga💔😌 Wiilkii isku Maleeya inaan Asiga Ulajeedo Luve Hasaaro Sawirkaan😊😊
account_circle
AMIIRA QURUX(@Amiiraqurux7) 's Twitter Profile Photo

Murugo Darteed Indhaha Haisuguqabanin ⁂

Waxaaa Lagayaabaa Hortaada iney Marto ⁂

Farxad Aadna adan Arag........⁂

Ha illa Dhaafin LOVE ❤️ adigoo indhaha isku haaya🙏

Murugo Darteed Indhaha Haisuguqabanin ⁂ Waxaaa Lagayaabaa Hortaada iney Marto ⁂ Farxad Aadna adan Arag........⁂ Ha illa Dhaafin LOVE ❤️ adigoo indhaha isku haaya🙏
account_circle
AMIIRA QURUX(@Amiiraqurux7) 's Twitter Profile Photo

Suaasha Keliyah Ee Gabdhaha Laweydiiyo Markey Qalin Jebiyaan Ayaa ah Maguursatay?!💍

Waxaan Garan La Ahay Dadkaan Cidi Kutiri Gabadha Marki Lagudoonsiinaayo Shahaadada Waxaa Lasocda Nin Free Ah 😂😂

Gabdhaha ciyaarta halaga Dhaafo

account_circle
AMIIRA QURUX(@Amiiraqurux7) 's Twitter Profile Photo

Gabar Walbo Wadada aad Ku Aragtid Hakudeyin😒

Dambigaaga U Keedso Gabar Quruxbadan ....😊👌

One year ago 💝

Gabar Walbo Wadada aad Ku Aragtid Hakudeyin😒 Dambigaaga U Keedso Gabar Quruxbadan ....😊👌 One year ago 💝

Qaladka Ugu Weyn Ee Naftaada iyo Ubadkaaga Aad Kagashay Ayaa ah

Adigoo Single Ah Inaad Gaari Gadatay 😂😂😂