Mohamed A. Hayir (Maareeye)(@Hon_Maareeye) 's Twitter Profileg
Mohamed A. Hayir (Maareeye)

@Hon_Maareeye

Official Twitter Account of Current MP and the Minister of Agriculture and Irrigation, former Minister of Commerce and Industry

ID:931515524554600448

linkhttps://www.parliament.gov.so/ calendar_today17-11-2017 13:33:02

56 Tweets

4,2K Followers

349 Following

Mohamed A. Hayir (Maareeye)(@Hon_Maareeye) 's Twitter Profile Photo

Joint Comprehensive meeting between Ministries of Agriculture and Livestock of FGS and FMS on Somali Food Security and to fast track the World Bank Project of Somali Food System Resilience Project (S-FSRP) is underway in Mogadishu.

account_circle
Mohamed A. Hayir (Maareeye)(@Hon_Maareeye) 's Twitter Profile Photo

Last night, convened a fruitful working luncheon with FGS and FMS Ministries of Agriculture and Livestock,kicking off a two-day consultative meeting on FSRP implementation & overall Food Securiy Systems in Somalia. Agreed to expedite this 'Somali-led and Somali-Owned' initiative.

In ka badan 200 Xildhibaan oo labada Aqal ee barlamaanka ah ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey Habraaca Dib-u-eegista Dastuurka oo ah mowduuc 12 sano ee u dambeeyey laga sugayey in Barlamaanku guda galo. Guul iyo Gobanimo.

Kulan wadatashi oo ku saabsan Agendayaasha horyaal Kalfadhiga 4-aad ayey maanta Muqdisho ku yeesheen ilaa 40 Xildhibaan oo ka tirsan Xildhibaanada labada Aqal ee BFS.

Anigoo ka xun waxaan idiiin sheegayaa in doodii Tweeter Space ee aan halkan soo dhigay ay caawa naga baaqatay ka dib markii hagayaashii Geopolitics Africa Forum qaarkood Tacsi gashay

Mahadsanid

account_circle
Mohamed A. Hayir (Maareeye)(@Hon_Maareeye) 's Twitter Profile Photo

Inshaa Allah, Caawa 8 Fiidnimo Xilliga Muqdisho nagala qayb qaado dood ka dhacaysa Tweeter Space, Soomaaliya nidaam dawladeed oo noocee ah ayaa ku haboon ma Presidential System, ma Parliamentary System mise nooc kale.

Amb Ahmed Safiina(@AmbSafiina) 's Twitter Profile Photo

Guddiga Maamulka Doorashada kuraasta Somaliland ee (SEIT) ayaa hada ku guda jira Doorashada kursiga Gollaha Shacabka ee tirsigiisu yahay HOP#225 oo ay ku tartamayaan musharixiinta kala ah: Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye iyo Mudane Cabdiraxmaan Warsame Siciid.

Guddiga Maamulka Doorashada kuraasta Somaliland ee (SEIT) ayaa hada ku guda jira Doorashada kursiga Gollaha Shacabka ee tirsigiisu yahay HOP#225 oo ay ku tartamayaan musharixiinta kala ah: Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye iyo Mudane Cabdiraxmaan Warsame Siciid.
account_circle
Mohamed A. Hayir (Maareeye)(@Hon_Maareeye) 's Twitter Profile Photo

Innaa Lilaahi wa innaa ilayhi Raajucuun, Geeri naxdin leh ayaa hada dhacday waxaa Isbitaalka Martini ku geeriyooday General Axmed Jaamac Muuse, Taliyihii hore ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Naxariistii Janno Allah ha ka waraabiyo, qoyskii iyo Ehelkii Samir iyo iimaan

DEG DEG

innaa Lilaahi wa innaa ilayhi Raajucuun, Ilaahay Naxariistiisa Jano ha ka waraabiyo Madaxweyne Cali Mahdi Maxamed, Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, samir iyo iimaan Allah ha ka siiyo Qoyska, Ehelka iyo Guud ahaan ummadda soomaaliyeedn

DEG DEG innaa Lilaahi wa innaa ilayhi Raajucuun, Ilaahay Naxariistiisa Jano ha ka waraabiyo Madaxweyne Cali Mahdi Maxamed, Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, samir iyo iimaan Allah ha ka siiyo Qoyska, Ehelka iyo Guud ahaan ummadda soomaaliyeedn
account_circle
Mohamed A. Hayir (Maareeye)(@Hon_Maareeye) 's Twitter Profile Photo

Gudoomiyaha Xisbiga Midnimada iyo Xaqsoorka Hon: Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) wuxuu bogaadinayaa heshiiskii ay xalay gaadheen Ra'iisul Wasaare Rooble oo ay la jireen Madaxweynayaasha Galmudug iyo Hirshabeele iyo Golaha Musharaxiinta. Heshiiskaas oo dejiyey xaaladii kacsaneyd.

account_circle
Mohamed A. Hayir (Maareeye)(@Hon_Maareeye) 's Twitter Profile Photo

Innaa Lilaahi wa innaa ilayhi Raajucuun Naxariistii Janno Allah ha ka waraabiyo Ugaas Xasan Ugaas Khaliif, Samir iyo iimaan Allah ha ka siiyo Beelweyntii uu ugaaska u ahaa, qoyskii, Ehelka, Qaraabada iyo Guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed Aamiin Aamiin

Waxaan Hambalyo iyo ammaan u dirayaa Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo fashiliyey qarax Argagixisadu doonaysay in ay ku xasuuqdo dad aan waxba galabsan. Amaan baad mudan tihiin

account_circle
Mohamed A. Hayir (Maareeye)(@Hon_Maareeye) 's Twitter Profile Photo

Hereby attached you have a press Release from the Unity and Fairness Party (UFP) for its concern of the current situation of the Country and Yesterday's clashes and violence in Mogadishu

Inna lilaahi waa innaa ilayhi Raajucuun waxaan tacsi u dirayaa Qoyskii, Ehelka iyo Guud ahaan shacabka Soomaaliyeed geerida naxdinta leh ee ku timid Cumar Carte Qaalib, Naxariistii Janno Allah ha ka waraabiyo

account_circle
Mohamed A. Hayir (Maareeye)(@Hon_Maareeye) 's Twitter Profile Photo

Aniga iyo Sagaal (9) Xildhibaan oo kale waxaanu caawa booqasho Hambalyo iyo balanqaad taageero iyo ansixin isaga iyo Golaha uu ka tirsan yahayba ugu tagnay Prof. Cismaan Abokor Dubbe oo ah Wasiirka cusub ee Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska oo dhowaan xilka igala wareegi doona