Mohamed Farmaajo(@M_Farmaajo) 's Twitter Profileg
Mohamed Farmaajo

@M_Farmaajo

9th President of Federal Republic of Somalia H.E Mohamed Abdullahi Mohamed Farmaajo | Life Member of the Federal Parliament of Somalia.

ID:812627249446780928

linkhttps://t.me/MohamedFarmaajo calendar_today24-12-2016 11:53:28

727 Tweets

876,1K Followers

3 Following

Mohamed Farmaajo(@M_Farmaajo) 's Twitter Profile Photo

Munaasabadda 64 guurada Aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee 12-ka April awgeed, waxaan hambalyo u dirayaa ciidankeenna geesiyaasha ah saraakiisha, saraakiil-xigeennada, alifleyda, dableyda, dhammaan qaybaha kala duwan ee ciidanka iyo xaasaskooda iyo carruurtooda.

.

Munaasabadda 64 guurada Aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee 12-ka April awgeed, waxaan hambalyo u dirayaa ciidankeenna geesiyaasha ah saraakiisha, saraakiil-xigeennada, alifleyda, dableyda, dhammaan qaybaha kala duwan ee ciidanka iyo xaasaskooda iyo carruurtooda. .
account_circle
Mohamed Farmaajo(@M_Farmaajo) 's Twitter Profile Photo

CIID MUBAARAK

Dhammaan muslimiinta, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeynayaa munaasabadda barakeysan ee Ciidul Fidriga. Alle waxaan ka baryayaa inuu naga aqbalo soonkii iyo acmaashii wanaagsanayd ee aynu gudannay bishii barakaysnayd ee Ramadaan.

CIID MUBAARAK Dhammaan muslimiinta, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeynayaa munaasabadda barakeysan ee Ciidul Fidriga. Alle waxaan ka baryayaa inuu naga aqbalo soonkii iyo acmaashii wanaagsanayd ee aynu gudannay bishii barakaysnayd ee Ramadaan.
account_circle
Mohamed Farmaajo(@M_Farmaajo) 's Twitter Profile Photo

Waxaa nasiib darro ah in Madaxweyne Xasan uu dhagaha ka furaysto tallooyinkii iyo dadaalladii lagu saxayey hannaanka loo marayo dib u eegista Dastuurka iyo in heshiis siyaasadeed laga gaaro qodobbada masiiriga ah, si dalku uu u yeesho dastuur heshiis lagu yahay.

Political change in Somalia must happen through genuine national deliberations and consent and in accordance with the rules and procedures of parliament. A rushed political process driven by individual agendas will divide our nation. Inclusive politics must include all.

account_circle
Mohamed Farmaajo(@M_Farmaajo) 's Twitter Profile Photo

Dadka Soomaaliyeed iyo guud ahaan shucuubta Muslimka ah waxaan ugu hambalyeynayaa munaasabadda bilashada Bisha Soonqaad ee barakaysan.

Maanta, waxaan dib ugu soo laabtay caasimadda Muqdisho oo aan ka sii amba-qaadayno dadaallada xoojinta midnimada iyo wadajirka dadkeenna. Marxaladdan xasaasiga ah waxaa waajib ah in aynu gacmaha is qabsanno oo meel iska dhigno khilaafaadka siyaasadeed.

account_circle
Mohamed Farmaajo(@M_Farmaajo) 's Twitter Profile Photo

Codkayga waxaan ku biirinayaa siyaasiyiinta, waxgaradka iyo masuuliyiinta Soomaaliyeed ee ka dhiidhiyey is hortaagga ka dhanka ah hadal jeedintii Madaxweynihii Hore ee dalka, Xildhibaan Shariif Sheekh Axmed ee fadhigii maanta ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Kulankii u danbeeyey ee aan Dooxa kula yeeshay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxa aannu kaga wada hadalnay muhiimadda ay leedahay inuu hoggaamiyo wadatashi heer qaran ah oo lagu wajahayo xaaladaha taagan ee la xiriira wax ka beddelka dastuurka, qaab dhismeelka maamul ee dalka.

Tallaabada maanta ay qaadday Madaxtooyadu waxay fasiraad aan wanaagsanayn ka bixinaysaa qorshaha laga sugayey in
ay ku wajahaan damaca ka dhan ah madaxbannaanida & midnimada dalka. Dalkeennu ma xamili karo kala ququb hor leh iyo in koox gaar ah ay ku takrifasho awoodaha dowladda.

Tallaabada maanta ay qaadday Madaxtooyadu waxay fasiraad aan wanaagsanayn ka bixinaysaa qorshaha laga sugayey in ay ku wajahaan damaca ka dhan ah madaxbannaanida & midnimada dalka. Dalkeennu ma xamili karo kala ququb hor leh iyo in koox gaar ah ay ku takrifasho awoodaha dowladda.
account_circle
Fahad Yasin فهد ياسين(@FahadBinYasin) 's Twitter Profile Photo

𝗦𝗨𝗚𝗡𝗔𝗔𝗡 𝗜𝗬𝗢 𝗦𝗢𝗢𝗗𝗛𝗔𝗪𝗘𝗬𝗡

Keddib markii aan arkay xaaladda dalku marayo oo ah mid aan laga aamusi karin oo madaxbannaanideena lagu soo xadgudbay, saaxiibo kala duwanna ay igula taliyeen inaan sameysto bar aan fariimaha kusoo gudbiyo, waxaan guddoonsaday inaan…

account_circle
Mohamed Farmaajo(@M_Farmaajo) 's Twitter Profile Photo

Waxaan ka walaacsannahay qorshaha Madaxtooyada ee lagu laalayo dastuurka iyo hannaanka maamul ee dalka, kaas oo ay ka dhalanayso qalalaase siyaasadeed oo wiiqaya hannaanka ku salaysan Federaalka iyo wadatashiga ee heshiiska lagu yahay.

The agreement signed by Ethiopia with Somaliland today is a serious concern for Somalia and the whole of Africa. Respect for sovereignty and territorial integrity is the anchor for regional stability and bilateral cooperation. The Somali government must respond appropriately.

Congratulations to our people for working with their governments to get debt relief today. As president, we made huge progress by our decisive actions and political commitment to unshackle Somalia from debt 2017-2022. We made reforms happen and our path to Completion Point clear.

Waxaan si dhow ula soconnaa dhaqdhaqaaqyada wax ka beddelka qaabka dowladnimada, hanaanka baarlamaaniga ah, doorashooyinka qof & codka ah iyo hannaanka xisbiyada badan. Wax ka bedelkaas oo aan loo marin wadada saxda ah waxay keeni karaan in dalku uu dib ugu noqdo xasilooni darro.

Waxaan ugu baaqayaa muwaadin kasta oo Soomaaliyeed in uu garab istaago halganka xoreynta dalka kana qeybqaato dhiiri-galinta iyo kor u qaadista moraalka geesiyaasha qaranka, maadaama isku duubnida ciidamada iyo shacabku ay fure u tahay guulaha dagaalka lagula jiro argagixisada.

Waxaan murugada la qaybsanayaa walaalaha reer Jigjiga ee xilligan adag ku jira. Waxaan Allaah beddel khayr qaba iyo caafimaad degdeg ah u weydiinayaa ganacsatada ku hanti beeshay iyo shacabka ay waxyeelladu ka soo gaartay dabka ka kacay suuqa ganacsiga ee magaalada Jigjiga.

Dhammaan ummadda Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan waxaan ugu hambalyaynayaa munaasabadda 63 guurada ka soo wareegtay maalintii gobollada koonfureed ee dalkeennu ay xorriyadda qaateen, isla markaana labadii gobol ee woqooyiga iyo koonfurta dalkeennu ay midoobeen.

Dhammaan ummadda Soomaaliyeed iyo Muslimiinta Caalamka waxaan ugu hambalyeynayaa munaasabadda barakaysan ee Ciidda Carafo oo ku weyn diinteenna iyo dhaqankeenna suubban, munaasabaddan oo sannadkan ku soo beegantay innaga oo ku jirna xuska toddobaadka xorriyadda dalkeenna.

Shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo aad joogtaan waxaan idiin ku hambalyaynayaa maalintan qiimaha badan ee munaasabadda 26-ka Juun, aniga oo rajaynaya in aynu weyneyno Toddobaadkan Xorriyadda ee caawa inoo bilowday, si aynu kor ugu qaadno wacyiga waddaniyadeed.

Waxaan soo dhoweynaynaa mabaadiida guud ee lifaaqa heshiiska hoggaamiyeyaasha Golaha Wadatashiga Qaranka ay gaareen 27/5/2023, gaar ahaan arrimaha khuseeya doorashooyinka heer degmo, dowlad goboleed iyo heer federaal oo ay shacabku si toos ah u dooranayaan wakiilladooda.