Villa Somalia(@TheVillaSomalia) 's Twitter Profileg
Villa Somalia

@TheVillaSomalia

Official twitter channel for H.E President Hassan Sheikh Mohamud’s Office.

ID:950313240

linkhttp://villasomalia.gov.so calendar_today15-11-2012 19:22:04

5,4K Tweets

918,1K Followers

2 Following

Follow People
Villa Somalia(@TheVillaSomalia) 's Twitter Profile Photo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Hassan Sheikh Mohamud oo dhiirigalinaya halyeey Cabdullaahi Jaamac Maxamed oo ku guuleystay Billadda Qalinka ah ee tartanka orodka 5000 mitir ee Ciyaaraha Guud ee Qaramada Afrika ayaa ku maamuusay Billadda ugu sarreysa ciyaaraha

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane @HassanSMohamud oo dhiirigalinaya halyeey Cabdullaahi Jaamac Maxamed oo ku guuleystay Billadda Qalinka ah ee tartanka orodka 5000 mitir ee Ciyaaraha Guud ee Qaramada Afrika ayaa ku maamuusay Billadda ugu sarreysa ciyaaraha
account_circle
Villa Somalia(@TheVillaSomalia) 's Twitter Profile Photo

In a phone call following the tragic aircraft accident, President Hassan Sheikh Mohamud extended his deepest condolences to President William Ruto and the people of Kenya. He expressed his heartfelt sympathies to the families of General Francis Omondi Ogolla, the Chief of the

H.E President Hassan Sheikh Mohamud bade farewell to the outgoing Ambassador of the Kingdom of the Netherlands to Somalia, Amb. Maarten Brouwer, whose tour of duty had come to an end. The President lauded Mr. Brouwer for his contribution towards enhancing the Somalia-Netherlands

H.E President @HassanSMohamud bade farewell to the outgoing Ambassador of the Kingdom of the Netherlands to Somalia, Amb. Maarten Brouwer, whose tour of duty had come to an end. The President lauded Mr. Brouwer for his contribution towards enhancing the Somalia-Netherlands
account_circle
Villa Somalia(@TheVillaSomalia) 's Twitter Profile Photo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Hassan Sheikh Mohamud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Cabdulaahi Jama Mohamed oo kaalinta labaad ku guuleystay billadda qalinka ah tartanka orodka 5000m ee Ciyaaraha Guud ee Qaramada Afrika, oo lagu qabtay dalka Ghana.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane @HassanSMohamud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Cabdulaahi Jama Mohamed oo kaalinta labaad ku guuleystay billadda qalinka ah tartanka orodka 5000m ee Ciyaaraha Guud ee Qaramada Afrika, oo lagu qabtay dalka Ghana.
account_circle
Villa Somalia(@TheVillaSomalia) 's Twitter Profile Photo

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer ku tagay dugsiyada tababarka Ciidanka Xoogga Dalka ee Jeneraal Dhaga-badan, TurkSom iyo Jeneraal Daa’uud, halkaas oo ay ka amba-baxayaan cutubyo ku wajahan furimaha dagaalka iyo ciidamo tababar heerkiisu sarreeyo u aadaya

account_circle
Villa Somalia(@TheVillaSomalia) 's Twitter Profile Photo

President Hassan Sheikh Mohamud met with President William Samoei Ruto of the Republic of Kenya at State House in Nairobi. The two leaders discussed a wide range of issues, including further developing bilateral relations, promoting regional stability, and enhancing joint efforts

President Hassan Sheikh Mohamud arrives in Nairobi, Kenya, for a one-day working visit. During his visit, the President will hold talks with his Kenyan counterpart, H.E. President William Samoei Ruto, PhD, on a range of regional and global issues of mutual interest.

President @HassanSMohamud arrives in Nairobi, Kenya, for a one-day working visit. During his visit, the President will hold talks with his Kenyan counterpart, H.E. President @WilliamsRuto, on a range of regional and global issues of mutual interest.
account_circle
Villa Somalia(@TheVillaSomalia) 's Twitter Profile Photo

Khudbadda Madaxweynaha JFS mundane Xasan Sheekh Maxamuud uu uga hadlay Xaalada Siyaasadeed ee dalka, doorashooyinka, Ilaalinta madaxbanaanida dalka, dagaalka Khawaarijta iyo hambalyada munaasabadda ciida

account_circle
Villa Somalia(@TheVillaSomalia) 's Twitter Profile Photo

H.E. President Hassan Sheikh Mohamud concluded a working visit to the brotherly Kingdom of Saudi Arabia at the invitation of H.H. King Salman bin Abdulaziz.
The President and H.H. Crown Prince Mohamed bin Salman, held bilateral talks. See key takeaways of the joint statement.👇🏾

H.E. President @HassanSMohamud concluded a working visit to the brotherly Kingdom of Saudi Arabia at the invitation of H.H. King Salman bin Abdulaziz. The President and H.H. Crown Prince Mohamed bin Salman, held bilateral talks. See key takeaways of the joint statement.👇🏾
account_circle
Villa Somalia(@TheVillaSomalia) 's Twitter Profile Photo

H.E. Hassan Sheikh Mohamud met with H.H. Crown Prince Mohamed bin Salman at Safa Palace, Mecca, KSA. They discussed enhancing cooperation in the areas of trade, security, and climate change. The Kingdom reiterated its support for Somalia's unity, sovereignty and territorial integrity.

H.E. @HassanSMohamud met with H.H. Crown Prince Mohamed bin Salman at Safa Palace, Mecca, KSA. They discussed enhancing cooperation in the areas of trade, security, and climate change. The Kingdom reiterated its support for Somalia's unity, sovereignty and territorial integrity.
account_circle
Villa Somalia(@TheVillaSomalia) 's Twitter Profile Photo

Madaxweyne @HassanSMohamu ayaa fadliga Cimrada awgeed Alle ka baryey in dalkeenna uu ka dulqaado argagixisada dhiig-miiratada ah ee ku been abuuranaya magaca dinteenna suubban ee Islaamka. Madaxweynaha ayaa shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ugu doceeyay amni, nabad iyo horumar.

account_circle
Villa Somalia(@TheVillaSomalia) 's Twitter Profile Photo

Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud oo safar shaqo ku jooga dalka Sacuudiga ayaa maanta booqday Masjidka Nebiga (CSW) ee magaalada Barakaysan ee Madiina Al-munawara.

Madaxweynaha oo salaaddaha ku oogay Masjidka Rasuulka NNKH, ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu duceeyay amni iyo horumar.

Madaxweyne @HassanSMohamud oo safar shaqo ku jooga dalka Sacuudiga ayaa maanta booqday Masjidka Nebiga (CSW) ee magaalada Barakaysan ee Madiina Al-munawara. Madaxweynaha oo salaaddaha ku oogay Masjidka Rasuulka NNKH, ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu duceeyay amni iyo horumar.
account_circle
Villa Somalia(@TheVillaSomalia) 's Twitter Profile Photo

Madaxweynaha JFS Mudane
Hassan Sheikh Mohamud
'Khawaarijta waad ka guuleysateen, maantana Xarardheere waa magaalo nool, dugsi hoose, dhaxe iyo sare leh, waana guul in ardaydu si nabad ah ay wax u baranayaan.'

account_circle
Villa Somalia(@TheVillaSomalia) 's Twitter Profile Photo

His Excellency President Hassan Sheikh Mohamud held a farewell meeting with the outgoing Chinese Ambassador, FEI Shengchao. The President expressed gratitude for the Ambassador's contributions to strengthening Somalia-China relations throughout his tenure.

His Excellency President @HassanSMohamud held a farewell meeting with the outgoing Chinese Ambassador, FEI Shengchao. The President expressed gratitude for the Ambassador's contributions to strengthening Somalia-China relations throughout his tenure.
account_circle