H.E Mohamud Sayid Aden(@Presidentsayid) 's Twitter Profile Photo

Waxaa maanta Kulan mira dhal ah yeelanay Saraakiisha Ciidanka difaaca Keny ee Kenya Defence Forces ee kusugan Deg. Ceelwaq ee Gobolka Gedo. Waxaanu kawada hadalnay sii laba jibaarida dadaalkoodi ee xoojinta Amniga iyo xasiloonida Degmada Ceelwaaq.

Waxaa maanta Kulan mira dhal ah yeelanay Saraakiisha Ciidanka difaaca Keny ee @kdfinfo ee kusugan Deg. Ceelwaq ee Gobolka Gedo. Waxaanu kawada hadalnay sii laba jibaarida dadaalkoodi ee xoojinta Amniga iyo xasiloonida  Degmada Ceelwaaq.
account_circle
politician(@XurmoXamdi) 's Twitter Profile Photo

Mankaad kaga ciyadhay iyo maskaxdaad kawasakhaysay ayay dhibteeda maanta kuwaasu maxkamad usugayaan, mugdi wayna mustaqbalkoodaa kujira. Cilmiga/ caqliga/cimriga aad nasiisay kuwo na anfaca illahay Hanooga dhigo.

Waxaan garanwayay siduu ugu dhiraday foolxumadaas ninku.

account_circle
HORNAFRICMEDIA(@HORNAFRICNEWS) 's Twitter Profile Photo

Ciidanka Puntland ee Buuraha ka Dagaalama waa kuwaan. Bal siday u qalabaysan yihiin markaad fiirisid Malala barbardhigi karaa kuwa Bacaha wata. Hadaad arki Jirtay Ciidan Reer Galbeed ah oo Raran ama.dhan kasta ka diyaarsan maanta Puntland baad ku arkaysaa. Daawo
Hornafricmedia.

account_circle
Knaan Djamal Mohamed(@abdijaliil26) 's Twitter Profile Photo

Ciidamada Qaranka ayaa hore ugu ruqaansaday goobo huwantu ay dhuumaale maanta kutimi sida dibqarax aaga ceerigabo waxaana suuragal ah in lays faro saaro waaga barigiisa

#DEGDEG 
Ciidamada Qaranka ayaa hore ugu ruqaansaday goobo huwantu ay dhuumaale maanta kutimi sida dibqarax aaga ceerigabo waxaana suuragal ah in lays faro saaro waaga barigiisa
account_circle
FAADi ⬜️🐎🟦(@Buqdharkayn) 's Twitter Profile Photo

‼️Dogoble-Sanaag District Ceergaabo SSC-Khaatumo sinabad ah ayaa dad reer SSC ugu soo noqdeen maamulkiisa la wareegeen Waa meelihii Talis Goonigoosadku kadurkiyey Maalmihii Awooda is bedayeen Maanta waxaa si rasmiya ugu noola ReerSSC jaarkooda wax dhiba uma aygaysan.

Ceergaabo

account_circle
Kulmiye party(@kulmiyeparty02) 's Twitter Profile Photo

Beesha Ansaar Madigaan oo uu hoggaaminayo Suldaanka guud, Jiif Caaqilka, cuqaasha kale, Xildhibaanka Guuritda, aqoonyahanka iyo dhallinyarada, ayaa maanta kulan hadhimo sharafeed ah la qaatay hoggaanka Xisbiga Kulmiye iyo masuuliyiin xukuumadda ka tirsan.

Ahmed🇪🇹(@Jigjigamedia) 's Twitter Profile Photo

Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta la soo istaajiyay Hanad oo loo yaqaan Waan una Dhashay Beesha Waxa uu ku eedeysanyahay in baraha bulshada uu ku faafinayay ficilada Qowmuluud ka iyo anshaxdarro ah oo ka hor imaanaya Diinta iyo dhaqanka.

Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta la soo istaajiyay Hanad oo loo yaqaan Waan #Gariiray una Dhashay Beesha #Daarood #Dhulmahante Waxa uu ku eedeysanyahay in baraha bulshada uu ku faafinayay ficilada Qowmuluud ka iyo anshaxdarro ah oo ka hor imaanaya Diinta iyo dhaqanka.
account_circle
Mubarik Abdulahi Daljir(@MubarakDaljir) 's Twitter Profile Photo

Waxa aanu maanta kulan wada tashi ah magaalada Borama ee caasimadda Gobolka Awdal kula yeelanay qayb ka mid ah madaxda iyo bah-weynta Urur Siyaasadeedka Barwaaqo. Kulankan ayey ujeedadiisu ahayd in si mug leh looga tashado arrimaha doorashada iyo qorshayaasha lagu hawl geli doono

Abdullahi Sheikh Ismail (Fartaag)(@Senfartaag) 's Twitter Profile Photo

Waxaan maanta xafiiska Wasaaradda ku qaabilay Wasiiru Dowladaha Wasaaradda Caddaaladda ee dalka Sweden Anders Hal oo dalka soo gaaray, waxaana ka wada hadalnay arrimo dhowr ah oo la xiriira xoojinta xiriirka labada dal iyo taageerada amniga ah.

Abdizamed Giirre(@Abdisamedgiirre) 's Twitter Profile Photo

ilahay ha u naxariisto Suldaan Barre Xaaji Xuseen Carraale oo maanta xaqii u yimid. Rabbi waxaan ka baryayaa inuu u naxariisto jano fardawsa ka waraabiyo

samir iyo iimaana alle ha ka siiyo qaranka somaliland iyo shacabka iyo ehelkisii

Ali Gudlawe Hussein(@GudlaweHussein) 's Twitter Profile Photo

Waxaan ka mahadcelinayaa soo dhaweeynta aan loo kala harin ee maanta ay ii sameeyeen dadka .
Inta aan joogo Matabaan waxaan xarigga ka jari doonaa haddii uu Alle idmo mashaariic waaweyn oo laga hirgeliyay Mataabaan iyo deegaanada ku xeeran.

Waxaan ka mahadcelinayaa soo dhaweeynta aan loo kala harin ee maanta ay ii sameeyeen dadka #Matabaan.
Inta aan joogo Matabaan waxaan xarigga ka jari doonaa haddii uu Alle idmo mashaariic waaweyn oo laga hirgeliyay Mataabaan iyo deegaanada ku xeeran.
account_circle
Wasaaradda Arrimaha Dibadda 🇸🇴(@MFASomalia) 's Twitter Profile Photo

Wasiirka Arrimaha Dibadda, Danjire Axmed Fiqi, ayaa maanta u kicitimay Caasimadda ee , isagoo hoggaaminaya wafdiga , ee ka qeybgalaya meertada tobanaad ee shirka heer Wasiir ee Madasha Iskaashiga Carabta & Shiinaha.
🔗➡t.me/MfaSomalia/2216

Wasiirka Arrimaha Dibadda, Danjire Axmed Fiqi, ayaa maanta u kicitimay Caasimadda #China ee #Beijing, isagoo hoggaaminaya wafdiga #Soomaaliya, ee ka qeybgalaya meertada tobanaad ee shirka heer Wasiir ee Madasha Iskaashiga Carabta & Shiinaha.
🔗➡t.me/MfaSomalia/2216
#Arab
account_circle
Sulub Ahmed Firin(@SulubFirin) 's Twitter Profile Photo

Waxaan maanta si wada jir ah dhiiragelin ku tagnay xarunta barbaarinta caruurta Boliiska Soomaaliyeed , inaga oo booqanay fasalada ay wax ku bartaan.
Dhanka kale waxaan Kormeernay Isbitaalka Madiina oo CBS ay ku sameeyen balaarin Iyo dhismayaal cusub, si loogu adeego bulshada.

Abdirizak Hashi(@AbdiAbdinur) 's Twitter Profile Photo

MD HSM, xaalladda murugsan ee Soomaaliyada maanta isagu sabab uma ahayn - laguma eedayn karo.

Waxa hadda u qabsooma iyo waxa aan u qabsoomin ayaa lagula xisaabtami karaa.

MD HSM, xaalladda murugsan ee Soomaaliyada maanta isagu sabab uma ahayn - laguma eedayn karo. 

Waxa hadda u qabsooma iyo waxa aan u qabsoomin ayaa lagula xisaabtami karaa.
account_circle
Maryan ..(@mari_ah) 's Twitter Profile Photo

27 may 1988 maanta oo kale waa maalintii uu Burco soo galay mujaahid Ahmed Mire mohamed io Ciidankii uu hogaaminayey intii dhimatay Allh haw naxariisto inta nool uu ku jiro Muj Ahmed Mire Cimri dheer iyo caafimad Allh ha siiyo❤️ 🙏