OPM Somalia 🇸🇴(@SomaliPM) 's Twitter Profileg
OPM Somalia 🇸🇴

@SomaliPM

Official @X page for the Prime Minister of the Federal Republic of Somalia.

ID:1144935463

linkhttp://opm.gov.so calendar_today03-02-2013 11:31:00

5,7K Tweets

629,2K Followers

3 Following

OPM Somalia 🇸🇴(@SomaliPM) 's Twitter Profile Photo

RA’IISUL WASAARE XAMSA 00 UGU HAMBALYEEYEY CIIDANKA XOOGGA DALKA SOOMAALIYEED SANAD-GUURADA 64-AAD
 
Mugdisho, Abriil 12, 2024: Ra’iisul WasaarahaJamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ugu hambalyeeyay saraakiisha, saraakiil-xigeennada, aliflayda,…

RA’IISUL WASAARE XAMSA 00 UGU HAMBALYEEYEY CIIDANKA XOOGGA DALKA SOOMAALIYEED SANAD-GUURADA 64-AAD   Mugdisho, Abriil 12, 2024: Ra’iisul WasaarahaJamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ugu hambalyeeyay saraakiisha, saraakiil-xigeennada, aliflayda,…
account_circle
OPM Somalia 🇸🇴(@SomaliPM) 's Twitter Profile Photo

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre ayaa ugu hambalyeeyey dadka Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa ku boorriyay dhammaan shacabka Soomaaliyeed in ay istaakuleeyaan oo garab…

account_circle
OPM Somalia 🇸🇴(@SomaliPM) 's Twitter Profile Photo

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada XJFS.

Liiska xubnaha cusub ee Golaha Wasiirrada ayaa waxaa warbaahinta u akhrisay Agaasime ku-xigeenka Warfaafinta Xafiiska Ra’iisul…

account_circle
OPM Somalia 🇸🇴(@SomaliPM) 's Twitter Profile Photo

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Mudane Alper Aktaş, kaas oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo Iskaashiga walaalnimo ee u dhexeeya…

QARAARKA GOLAHA WASIIRADA EE KU AADDAN HABDHAQANKA GURRACAN IYO FARAGELINTA QAAWAN EE DAWLADDA ITOOBIYA.

Golaha Wasiirada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

Markii ay arkeen:
Qodobada 99aad xarfihiisa (a) iyo (f) iyo Qodobka 54aad xarfihiisa (a), (b) iyo (c) ee Dastuurka…

QARAARKA GOLAHA WASIIRADA EE KU AADDAN HABDHAQANKA GURRACAN IYO FARAGELINTA QAAWAN EE DAWLADDA ITOOBIYA. Golaha Wasiirada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Markii ay arkeen: Qodobada 99aad xarfihiisa (a) iyo (f) iyo Qodobka 54aad xarfihiisa (a), (b) iyo (c) ee Dastuurka…
account_circle
OPM Somalia 🇸🇴(@SomaliPM) 's Twitter Profile Photo

Muqdisho, 04 Abriil 2024:-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddaabadlaha ahaa, ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Amniga Gudaha ee Agaasimaha Hey’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka in uu noqdo Mudane C/laahi…

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa dhiirigeliyey maalgashiga ay ganacsatada Soomaaliyeed ka sameynayaan dalkooda, isaga oo xarigga ka jaray suuqa caalamiga ah ee LC WAIKIKI, kaas oo laga hirgeliyey Muqdisho.

Mudane…

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa dhiirigeliyey maalgashiga ay ganacsatada Soomaaliyeed ka sameynayaan dalkooda, isaga oo xarigga ka jaray suuqa caalamiga ah ee LC WAIKIKI, kaas oo laga hirgeliyey Muqdisho. Mudane…
account_circle
OPM Somalia 🇸🇴(@SomaliPM) 's Twitter Profile Photo

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa degmada Kaxda uga qeyb galay Kulan Affur Wadareed oo lagu muujinayey amniga iyo horumarrada kala duwan ka jira Caasimadda dalka ee Muqdisho.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa ku ammaanay…

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa degmada Kaxda uga qeyb galay Kulan Affur Wadareed oo lagu muujinayey amniga iyo horumarrada kala duwan ka jira Caasimadda dalka ee Muqdisho. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ku ammaanay…
account_circle
OPM Somalia 🇸🇴(@SomaliPM) 's Twitter Profile Photo

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre , ayaa u magacaabay Mudane Cabdixakiin Yuusuf Cali Caynte, Agaasimaha Waaxda Sugidda Cuntada iyo Cimillada ee xafiiska Ra’iisul Wasaaraha.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane @HamzaAbdiBarre , ayaa u magacaabay Mudane Cabdixakiin Yuusuf Cali Caynte, Agaasimaha Waaxda Sugidda Cuntada iyo Cimillada ee xafiiska Ra’iisul Wasaaraha.
account_circle
OPM Somalia 🇸🇴(@SomaliPM) 's Twitter Profile Photo

“Waxaan joognaa waqtigii midnimada ee ma joogno waqtigii kala tagga, adduunku maanta waa isku soo guurayaa, anaguna saacaddaan uma kala tagi karno qoys qoys talo qof weyn oo wax garanayana maahan kala taggu”Ra’iisul Wasaare Hamza Abdi Barre .

account_circle
OPM Somalia 🇸🇴(@SomaliPM) 's Twitter Profile Photo

Xukuumadda waxaa ka go’an in ay dhageysato ciddii tabasho qabta, balse lama aqbali karo in la is-hortaago go’aamada ay gaaraan hey’adaha dastuuriga ah ee dalka🇸🇴

account_circle
OPM Somalia 🇸🇴(@SomaliPM) 's Twitter Profile Photo

Prime Minister Hamza Abdi Barre attended an Iftar dinner to thank the leadership of the federal parliament, lawmakers, and the two constitution committees for the amendments and the adoption of the first four chapters of the constitution.

During the event, the Prime Minister…

Prime Minister @HamzaAbdiBarre attended an Iftar dinner to thank the leadership of the federal parliament, lawmakers, and the two constitution committees for the amendments and the adoption of the first four chapters of the constitution. During the event, the Prime Minister…
account_circle
OPM Somalia 🇸🇴(@SomaliPM) 's Twitter Profile Photo

H.E. Prime Minister Hamza Abdi Barre bid farewell to H.E. FEI Shengchao费胜潮, Chinese Ambassador to Somalia. Ambassador Fei was commended for bolstering bilateral relations between Somalia and China.

PM Barre lauded Ambassador Fei's commitment to strengthening 🇸🇴Somalia-🇨🇳China…

account_circle
OPM Somalia 🇸🇴(@SomaliPM) 's Twitter Profile Photo

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku boggaadiyey Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ansixinta wax-ka-beddelka afarta cutub ee Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.…

Muqdisho, 27, Maarso 2024:-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo galabta yeeshay kulan deg-deg ah, ayaa ansixiyey Heshiis ku saabsan soo saarista Shidaalka iyo Gaaska, kaas oo ay wada galeen Soomaaliya iyo Turkiga.

Qodobada ugu muhiimsan heshiiska…

Muqdisho, 27, Maarso 2024:-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo galabta yeeshay kulan deg-deg ah, ayaa ansixiyey Heshiis ku saabsan soo saarista Shidaalka iyo Gaaska, kaas oo ay wada galeen Soomaaliya iyo Turkiga. Qodobada ugu muhiimsan heshiiska…
account_circle
OPM Somalia 🇸🇴(@SomaliPM) 's Twitter Profile Photo

Today, Prime Minister Hamza Abdi Barre welcomed the new Turkish Ambassador to Somalia, Alper Aktaş, in his office. Their discussion centered on enhancing the fraternal ties and collaboration between the two nations.

The Prime Minister extended his congratulations to Alper Aktaş…

Today, Prime Minister @HamzaAbdiBarre welcomed the new Turkish Ambassador to Somalia, Alper Aktaş, in his office. Their discussion centered on enhancing the fraternal ties and collaboration between the two nations. The Prime Minister extended his congratulations to Alper Aktaş…
account_circle
OPM Somalia 🇸🇴(@SomaliPM) 's Twitter Profile Photo

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Mudane Alper Aktaş oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka walaaltinimo iyo Iskaashi ee ka…