SSC-Khaatumo State House(@SSCKhaatumo) 's Twitter Profileg
SSC-Khaatumo State House

@SSCKhaatumo

The Official X Account for SSC Khaatumo State House | https://t.co/31uQa2Gh4x

ID:1624382833438429185

linkhttps://ssckhaatumo.so/ calendar_today11-02-2023 12:20:43

188 Tweets

7,8K Followers

7 Following

SSC-Khaatumo State House(@SSCKhaatumo) 's Twitter Profile Photo

Hoggaamiyaha SSC-Khaatumo wuxuu Hambalyo u dirayaa Ciidamada Xoogga Dalka Soomaliyeed sanadguura 64aad ee ka soo wareegtay aas-aaska ciidanka ee 12 ka April 1960.

account_circle
SSC-Khaatumo State House(@SSCKhaatumo) 's Twitter Profile Photo

Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo ayaa Farxadda ciidda la qaatay qaar kamid ah Caruurta Caasimadda, caruurtan ayaa waxaa ku jira qaar Aabbayaashood ku shahiideen halgankeennii adkaa iyo qaar cadawga gacanta uga jira, Ilaahay idamkiina maalmo aan fogayn caruurtooda la ciidi doona

Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo Mud. Cabdiqaadir A. Aw-Cali ayaa socod ku soo maray Suuqyada Caasimadda Laascaanood oo laga dareemayo u diyaar garowga Munaasibadda Ciidul Fidriga

account_circle
SSC-Khaatumo State House(@SSCKhaatumo) 's Twitter Profile Photo

Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo waxa uu u si diirran ugu hambalyeynayaa Tartamayaasha Degmada Laascaanood oo si xarrago leh ugu guulaystay Tartan Aqoomeedka Demooyinka Dalka.

Hambalyo Hambalyo

Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo waxa uu u si diirran ugu hambalyeynayaa Tartamayaasha Degmada Laascaanood oo si xarrago leh ugu guulaystay Tartan Aqoomeedka Demooyinka Dalka. Hambalyo Hambalyo
account_circle
SSC-Khaatumo State House(@SSCKhaatumo) 's Twitter Profile Photo

Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo ayaa caawo kulan la qaatay Aqoonyahanka Deegaanka. Kulanka ayaa daarranaa is-xogwaraysi ku aaddan sidii Maamulka uga faa'idaysan talooyinka Wax ku oolka ah ee indheergaradka SSC hayaan kuna aaddan dhismaha Dawladnimo iyo dib-u-dhiska deegaanka.

We would like to inform everyone that on February 11, 2024, a request for Preliminary Examination to launch an investigation into the Laas Anod crimes was filed on behalf of the victims of the Laas Anod war with the Office of the Prosecutor (“OTP”) of the ICC in the Netherlands

Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo ayaa shacabka Soomaliyeed gaar ahaan Bulshada SSC-Khaatumo ugu hambalyeeyay Bilashada Bisha barakaysan ee Ramadaan.

Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo ayaa Shacabka Caasimadda Laascaanood kala qaybgalay Isusoobax lagu taageerayo Ciidanka Difaaca SSC-khaatumo oo ah Geesiyaasha Dartood Shacabku u haystaan Amni iyo Xasilooni.

account_circle
SSC-Khaatumo State House(@SSCKhaatumo) 's Twitter Profile Photo

Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo ayaa Beesha Caalamka UNSOM U.S. Embassy Mogadishu, Somalia ugu baaqay in aysan indhaha ka daawan xadgudubyada iyo colaadaha uu soo hurinayo Horjoogaha SL Muuse Biixi.

Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo ayaa Beesha Caalamka @UNSomalia @US2SOMALIA ugu baaqay in aysan indhaha ka daawan xadgudubyada iyo colaadaha uu soo hurinayo Horjoogaha SL Muuse Biixi.
account_circle
SSC-Khaatumo State House(@SSCKhaatumo) 's Twitter Profile Photo

Hoggaamiyaye Cabdiqaadir ayaa DFS Villa Somalia OPM Somalia 🇸🇴 ugu baaqay in ay door muuqda ka qaataan difaaca Midnimada Jamhuuriyadda Soomaliya, si adagna isugarabtaagaan Shacabka SSC-Khaatumo oo kaligood hortaagan Maamulka goonni-ugoosatada SL oo doonaya in ay dalka kala jaraan

Hoggaamiyaye Cabdiqaadir ayaa DFS @TheVillaSomalia @SomaliPM ugu baaqay in ay door muuqda ka qaataan difaaca Midnimada Jamhuuriyadda Soomaliya, si adagna isugarabtaagaan Shacabka SSC-Khaatumo oo kaligood hortaagan Maamulka goonni-ugoosatada SL oo doonaya in ay dalka kala jaraan
account_circle
SSC-Khaatumo State House(@SSCKhaatumo) 's Twitter Profile Photo

Hoggaamiyaha ayaa ku bogaadiyay Shacabka SSC-Khaatumo sida ay markasta u garabtaaganyihiin Maamulkooda iyo ciidankooda Difaacaba, si gaara Hoggaamiyaha ayaa bogaadiyay Haweenka Ssc oo ah halbowlaha halgan kasta oo reer SSC-Khaatumo galeen.

Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo ayaa xusay in Maamulkiisu uusan marnaba duulaan ku ahayn cid kale, islamarkaana ay ku filanyihiim difaaca dalkooda, colaad iyo duullaan kasta oo kaga timaadda Muuse Biixina uu cawaaqib xumo kala kulmidoono, sidii u caadada ahayd.

Hoggaamiye Cabdiqaadir Ayaa Shacabka Laascanood kala qaybgalay Isusoobax lagu taageerayo Ciidamada Difaaca SSC-khaatumo, looguna diyaargaroobayo falalka Colaadeed ee ka imanaya Horjoogaha Maamulka SL Muuse Biixi oo qorsheynaya inuu weerar ku soo qaado Deegaannada SSC-Khaatumo.

SSC-Khaatumo leader, H.E. Abdikadir Aw-cali, bestowed a Medal of Honor upon Brigadier General Siciid Shoodhe, former Commander-in-Chief of the SSC-Khaatumo Defense Force (Daraawiish), in recognition of his exemplary leadership during the decisive victory against Somaliland.